PodcastsMúsicaRadio Deegaan Codka Geeska

Radio Deegaan Codka Geeska

Deegaan Codka Geeska
Radio Deegaan Codka Geeska
Último episodio

Episodios disponibles

5 de 14
  • Weydii Qoraaga #01
    Waa barnaamij hab wareysi ah u dhacaya oo uu qoraaga uga Jawaabayo su'aalo cilmiyeysan oo dhiiragelin iyo wacyigelin. Qoraa Suldaan Maxamed Suldaan Ibraahim Suldaan Garyare
    --------  
    1:11:58
  • Wareysi xiiso leh iyo Qore Baanacaymuun
    Waa wareysi xiiso leh oo uu Qore Cabdifataax Baanacaymuun siyay Harbi Amir
    --------  
    15:00
  • Aqoonyahan Muuddey oo ka warramaya khatarta cudurka safmareenka ee CoVid19
    Raac talooyinka ay hay'adaha caafimaadka soo jeediyeen. La soco warbixinnada joogtada ah ee ku saaabsan safmarka covid19. Waa Aqoonyahan Cabdullaahi Abuukar Muuddey
    --------  
    4:26
  • WAR DEG DEG AH: AABAHAY, OMAR FURE, NOLOSHA EYGA TU KA XUN AYUU KU NOOLYAHAY (HUSSEIN OMAR FURE OO U WARAMEY RADIO DEEGAAN )
    Halgamaa Omar Fure wuxuu ku xidhanyahay jeelka Samara, Caasimadda Kililka Canfarta. Hussein Omar Fure oo aan khadka telefoonka kula xidhiidhney ayaa ka deyrinaya nolosha uu aabihii ku noolyahay.
    --------  
    4:15
  • ISMAIL OMAR GUELLEH MA JECLA DIMUUQIRAADIYADDA, SIDAA WAXAA YIDHI RUUG CADAAGII (AUN) ADEN ROBLEH AWALEH. 1999.
    HALGAMAAGII WEYNAA ADEN ROBLEH AWALEH OO MADAXWEYNA JIBUUTI KU SIFEEYEY NIN AAN JECLEYN DIMUUQIRAADIYADDA.
    --------  
    8:11

Más podcasts de Música

Acerca de Radio Deegaan Codka Geeska

Halkani waxaad ka dhageysan kartaa guud ahaan barnaamijyada Radio Deegaan Codka Geeska. Af Soomaali. Afsoomaali. Somali.
Sitio web del podcast

Escucha Radio Deegaan Codka Geeska, Ruido Ambiental - Sonidos para Dormir y muchos más podcasts de todo el mundo con la aplicación de radio.net

Descarga la app gratuita: radio.net

  • Añadir radios y podcasts a favoritos
  • Transmisión por Wi-Fi y Bluetooth
  • Carplay & Android Auto compatible
  • Muchas otras funciones de la app

Radio Deegaan Codka Geeska: Podcasts del grupo

Aplicaciones
Redes sociales
v8.1.2 | © 2007-2025 radio.de GmbH
Generated: 12/14/2025 - 7:04:45 AM